Abiy Ahmed oo mashaariic ka daah-furay gobolka Soomaalida

Abiy Ahmed iyo Mustafe Omar

Abiy Ahmed iyo Mustafe Omar

Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa gaaray deegaanka Soomaalida isagoo xariga ka jiray mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay deegaanka.

Waxaa mashaariicdaas ka mid ah garoon diyaaradeed oo casri ah oo laga hirgaliyay magaalada Godey iyo mashaariico kale oo laga hirgaliyay magaalada Jigjiga ee caasimadda dawlada deegaanka Soomaalida, oo ay ku baxday lacag ka badan 2 bilyan oo birr.

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Abiy Ahmed oo mashaariic ka daah-furay gobolka Soomaalida