Dibadbaxyada Shirka Jamhuuriga

Nin ubaxyo u yaboohaya booliiska, xarunta shirka xisbiga Jamhuuriga. (July 19, 2016).

Haweeney hortaagan booliiska ayada oo xiran funaanad lagu qoray "Gacmaha waxaa loogu tala galay in hab la isku siiyo". (July 19, 2016).

Haween dibadbax ka dhan ah musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ka hor dhigaya xarunta uu ka socda shirka xisbiga Jamhuuriga. (July 19, 2016).

Haween la socda booliiska xarunta shirka Jamhuuriga. (July 19, 2016).

Haweeney dibadbaxe ah oo haysata dhalo biyo ah. (July 19, 2016).

Musharaxa aaminsan horumarinta bani aadamka Zoltan Istvan oo taageerayaal la taagan. (July 19, 2016).