Sawirrada Maanta: Dhulgariirka

Dhulgariir cabirkiisu ahaa 7.5 ayaa ku dhuftay waqooyiga dalka Afghanistan, waxaana uu boqolaal qof ku dilay dalkaas iyo sidoo kale dalka Pakistan.

Waxyeelada burbur ee dhulgariirka oo muuqata

Shaqaalaha gargaarka oo dad dhulgariirka ku dhaawacmay ku caawinaya isbitaalka Peshewar ee dalka Pakistan.

Dhufeys ay isticmaali jireen ciidamada oo dhulgariirka uu waxyeeleeyey, magaalada Peshewar.

Dadka Kashmiir ee uu ruxay dhulgariirka oo isugu soo ururay bannaanka xafiisyadooda ee magaalada Muzaffarabad.

Dadka oo bannaanka isugu soo baxay kadib dhulgariirka ku dhuftay Afghanistan iyo Pakistan.