Ciidanka Pakistan oo soo furtay 190 qof
Your browser doesn’t support HTML5
Saraakiisha dalka Pakistan ayaa maanta sheegay in ciidamada ammaanka Pakistan ay soo badbaadiyeen 190 qof oo la haystayaal ah, kuwaas oo ay kooxo gooni u goosad ah ka afduubteen degaanka buuraleyda ah ee koonfur-galbeed.