Rajada wada-hadalka Xamas iyo Mareykanka
Your browser doesn’t support HTML5
Adam Boehler, oo ah ergayga madaxweyne Donald Trump u qaabilsan la-haystayaasha, ayaa Axaddii sheegay in wadahadalladii uu dhawaan la yeeshay Xamaas ee ku saabsan la-haystayaasha Gaza ay ahaayeen "kuwa aad waxtar u leh" oo horseedi kara in lagu sii daayo "toddobaadyo gudahood."