Canada oo yeeleyneysa ra’iisul wasaare cusub

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiga haya talada dalka Canada ayaa Mark Carney u doortay inuu noqdo hoggaamiyaha xisbigaas ee beddeli doona Ra’iisul Wasaare Justin Trudeau. Haddaba, Carney marka uu noqdo Ra’iisul Wasaare, muxuu Canada ku soo kordhin karaa, Soomaalida Canada-se siday u arkaan?