Howlgallada ka dhanka ah Calawiyiinta Syria

Your browser doesn’t support HTML5

Hawlgalka milatariga Suuriya ee ka dhanka ah kooxda daacadda u ah madaxweynihii hore Bashaar Al-Asad ayaa la soo gabagabeeyay, sida ay sheegtay Wasaaradda Gaashaandhigga.