Maxaa ka cusub shidaal sahminta Somalia?
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka Soomaaliya ay soo gabagabowday. Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa VOA u sheegay in boqolkiiba toddobaatan la dhammeeyey sahminta shidaalka Soomaaliya.