Diyaarado si kama u duqeeyey rayid

Your browser doesn’t support HTML5

Laba diyaaradood oo dagaal ah oo ay leeyihiin ciidamada cirka ee Kuuriyada Koonfureed (KF-16) ayaa si qalad ah 8 bambaano ugu tuuray meel tuulo ah xilli ay dhoolatus milateri si wadajir ah u sameynayeen iyaga iyo ciidamada Mareykanka.