Ciidanka NATO oo ilaalinaya Badda Baltic-ga

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada badda ee NATO ayaa sii wada inay ilaaliyaan xargaha biyaha hoostooda mara ee badda Baltic, kaddib markii ay dhaceen shilal badan oo lagu waxyeelleeyay xargahaasi, oo ay ku jirto mid dhawaan dhacday oo haatan ay Sweden baarayso.