Dagaalka ganacsi ee Mareykanka iyo Shiinaha

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal dhinaca ganacsiga ah ayaa ka dhex billowday Maraykanka iyo Shiinaha, kaddib markii ay maanta dhaqangashay canshuur cusub oo Madaxweyne Trump ku soo rogay alaabaha laga keeno dalalka Shiinaha, Mexico iyo Canada, halka Shiinaha uu mid degdeg ah uga jawaabay.