Buuq hareeyey baarlamanka Somalia
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada Muqdisho, waxaa ka socda kal-fadhigga lixaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana hareeyay buuq iyo sawaxan ka dhex-taagan xildhibaannada baarlamaanka.