Masar oo diyaarisay qorshaha Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badri Cabdulcaadi, ayaa ku dhawaaqay in qorshaha dib u dhiska Gaza ee Masar uu diyaar yahay, laguna soo bandhigi doono shir degdeg ah oo ay Carabtu ku yeelanayaan Qaahira Talaadada.