Falanqeyn: Shirkii madaxda Yurub ee London

Hogaamiyaasha, Britian, France iyo Ukraine

Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa Axaddii magaalada London kaga dhawaaqay qorshe ka kooban afar qodob oo ay dib ugu cusbooneysiiyeen taageerada ay u hayaan xukuumadda Kyiv xilli Mareykanka sheegay inuusan ogeyn in hadda ay suuragal tahay nabad ka islaaxda Ukraine iyo in kale

Shirweynaha hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa dhacay laba maalin kaddib markii madaxweynaha Ukraine uu hadallo kulul kala soo kulmay madaxweyne Donald Trump oo ku qaabilay Aqalka Cad

Haddaba waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee shirweynihii London ayuu Nur Hassan Nur ka wareystay Maxamed Nur Qalimow oo ka faallooda arrimaha Yurub kuna nool magaalada London.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn: Shirkii madaxda Yurub ee London