Kaalinta Ruushka ee bixitaanka ciidamada Faransiiska ee Chad iyo dalal kale

France Mali

Falanqeeyayaasha arrimaha siyaasadda caalamiga ah ayaa sheegaya in dacaayadaha iyo wararka marin-habaabinta ah ee Ruushka ay door muhiim ah ka ciyaareen ka bixitaanka ciidamada Faransiiska ee Chad iyo dalal kale oo ka tirsan gobolka Saaxil ee Galbeedka Afrika.

Wariyaha VOA, Henry Wilkins, ayaa warbixintan ka soo diray magaalada N'Djamena, caasimadda dalka Chad. Xuseen Barre ayaa faahfaahinta inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Kaalinta Ruushka ee bixitaanka ciidamada Faransiiska ee Chad iyo dalal kale