Wareysi: Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow
Your browser doesn’t support HTML5
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay ciidamada dowladda in ay shalay u diideen inuu ka hadlo xaflad ay lahaayeen xisbiyada mucaaradka oo isk yimid. Xildhibaan Daahir Aamin ayaa wareysi siiyay Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.