Trump oo soo rogay canshuur cusub
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay 25% canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogayo birta iyo aluminium-ta, taasoo si weyn u saameyn karta Canada iyo Mexico, oo ah labada dal ee ugu waaweyn ee u soo dhoofiya Mareykanka.