Dagaalka ciidamada Puntland iyo Daacish

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ayaa ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa sheegay inay dileen in ka badan 70 Daacish ah, halka dhankooda ay ka dhinteen 27 askari.