Garsoore hor-istaagay amarkii Trump

Your browser doesn’t support HTML5

Garsoore heer federaal ah oo Mareykan ah ayaa hor istaagay isku daygii madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ee uu ku doonayay inuu joojiyo dhalashada ay xaqa u leeyihiin carruurta ay dhaleen waalidiin aan sharci heysan ama ku sugan Mareykanka dalxiis ama booqasho ku-meel-gaar ah.