Ruto oo bixiyey amar quseeya Soomaalida

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Kenya, William Ruto, oo wali ku sugan gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa soo saaray amar lagu joojinayo baaritaannada badan ee lagu sameeyo Soomaalida Kenya ee xoolo-dhaqatada ah iyo kuwa deggan deegaanada xuduudaha marka ay dalbanayaan kaararka aqoonsiga Kenya.