Aqalka Cad: Ciidan lama geynayo Gaza
Your browser doesn’t support HTML5
Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweyne Donald Trump uusan ka go’nayn inuu u isticmaalo ciidamada Mareykanka qorshihiisa dib-u-horumarinta Gaza, isla markaana raridda Falastiiniyiinta ay noqon doonto oo kaliya mid ku-meel-gaar ah.