Israel: Ha la fasaxo dadka ka baxaya Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka Difaaca ee Israa’iil ayaa amar ku siiyay ciidamada maanta oo Khamiis ah, inay u diyaar garoobaan ka bixitaanka Marinka Gaza, si Falastiiniyiintu iskood uga baxaan, kadib markii madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu soo jeediyay in Falastiiniyiinta laga raro dhulkaasi.