Kooxda M23 oo ku dhowaaqday xabad-joojin

Your browser doesn’t support HTML5

Kooxda hubaysan ee Rwanda ay taageerto ee M23 dalka DR Congo ayaa ku dhawaaqday xabbad-joojin bini'aadannimo laga billaabo maanta oo Talaado ah.