Odayaal Kenyan ah oo loo afduubtay Somalia

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa wacad ku maray in dowladdiisu ay dib u soo celin doonto odoyaal shalay subax laga afduubtay meel u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya u dhaxeeya, kuwaasi oo loo malaynayo in loo gudbiyay gudaha dalka Soomaaliya.