Shaqada hay'adda USAID oo hakad la geliyey
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isbeddelo ku sameeyey hay'adda USAID, oo hadda la hoos geeyey Waaxda Arrimaha Dibedda, ayada oo xubno ka mid ah lagu sameeyey shaqo joojin.