2 askari oo Israeli ah oo lagu dilay Daanta Galbeed

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Israa'iil ayaa sheegay in laba askari lagu dilay weerar toogasho ah oo Talaadadii lagu qaaday goob ciidan oo ku taal Daanta Galbeed ee la haysto.