Dagaalka ganacsi ee Mareykanka iyo Shiinaha
Your browser doesn’t support HTML5
Waxaa maanta dhaqangalay canshuuraha cusub ee Mareykanka uu ku soo rogay badeecadaha Shiinaha, iyadoo Shiinuhu uu si deg deg ah ugu dhawaaqay canshuuraha alaabooyinka laga keenayo Mareykanka si uu uga jawaabo tallaabadaas.