Dagaallo qaraar oo ka dhacay koofurta iyo galbeedka Sudan

SUDAN

Dagaallo qaraar oo ka dhacay koonfurta iyo galbeedka Suudaan ayaa waxaa ku dhintay tobnaan qor qaar kale oo badana waa ay ku dhaawacmeen sida ay dhakhaatiir sheegeen.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeya ciidamada Suudan iyo xoogaga RSF uu sii xoogeysanayo warbixin ay qortay AFP waxa noo soo koobaya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaallo qaraar oo ka dhacay koofurta iyo galbeedka Sudan