Taliye sare Armen Sarkisyan oo la dilay

Your browser doesn’t support HTML5

Armen Sarkisyan, oo ahaa hogaamiye sare oo ka tirsan ciidamada sida militariga u tababaran ee Ruushka kana soo jeeda bariga Ukraine, ayaa ku dhintay isbitaal Isniinta maanta ka dib markii uu si xun ugu dhaawacmay qarax ka dhacay dhisme uu degenaa magaalada Moscow.