Midowga Yurub oo diginin u diray Trump

Your browser doesn’t support HTML5

Hogaamiyeyaasha Midawga Yurub ayaa maanta isugu yimi kullan madaxeed si ay uga wada-hadlaan sidii loo xoojin lahaa difaaca Qaaradda ee khatarraha ka imanaya Ruushka iyo sidii ay u wajihi lahaayeen caqabadaha kaga imaan kara Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.