Cashuurta D. Trump ee Canada iyo Mexico oo dhaqan galaysa Talaadada soo socota.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray in canshuur dhan 25% lagu soo rogo badeecadaha Mareykanka uga yimaada dalalka ay deriska yihiin ee Canada iyo Mexico laga bilaabo Talaadada soo socota.