Daawo doorashada Jarmalka

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Jarmalka, waxaa ka dhacay dibadbaxyo iyo diidmo ay dadku kala horyimaadeen wadashaqeyn iyo isu-soo dhawaansho dhexmartay xisbiga middigta fog ee AFD, iyo xisbiga muxaafidka ee CDU oo dalkaasi hoggaamiyaya 16-kii sano ee la so dhaafay.