Trump iyo Natenyahu oo ku kulmiya Washington

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'iisal Wasaaraha Israel, Netanyahu oo ah hogaamiyihii ugu horreeyay ee ajnabi ah ee la kulmaya Trump ayaa Washington tagaya iyada oo xabbad joojintii Gaza ay weli taagan tahay.