Ruto iyo Sisi oo kala saxeexday heshiisyo muhiim ah

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto iyo dhiggiisa Masar Cabdel-Fataax El-Sisi ayaa magaalada Qaahira kuwada saxiixday dhowr heshiis oo istaraatiiji ah oo ay dowladahooda iskaga kaashanayaan, waxaana heshiisyadaasi ka mid ahaa ganacsiga iyo maalgashiga.

Intisaar Saalax Xuseen ayaa warbixintaan magaalada Nairobi ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso heshiisyada Kenya iyo Masar