Muhaajirin la doonayo in la geeyo Guantanamo

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu qorsheynayo in 30,000 oo qof oo ah "dambiileyaal sharci-darro ku jooga Maraykanka", sida uu halka u dhigay, lagu xiro xabsiga caanka ah ee Guantanamo Bay, oo tan iyo weerarradii 9/11 loo adeegsaday in lagu xiro kuwa lagu tuhmo argagixisada.