Congress-ka oo darsaya walaaca laga qabo Kanalka Panama

Khudbadiisii maalintii caleemo-saarka, ayuu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wacad ku maray inuu Marinka Panama, oo ah marin muhiim u ah maraakiibta caalamiga ah, uu dib ugu soo celin doono gacanta Mareykanka, iyadoo laga cabsi qabo inay sii kordheyso xadgudubka Shiinaha.

Senatarrada Mareykanka ayaa daraaseeyay walaaca amni ee ku xeeran kanaalka maalintii Talaadada waxayna eegeen tallaabooyinka xiga.

Weriyaha VOA-da ee Congress Katherine Gypson ayaa inoo diyaarisay warbixintan, waxaana soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Congress-ka oo darsaya walaaca laga qabo Kanalka Panama