Wareega koowaad ee Champions League oo caawa la soo xirayo

Waxaa caawa la soo gaba gabeyn doonaa wareega koowaad ee Koobka Kooxaha Horyaallada Yurub. Kooxo caan ah ayaa laga yaabaa in ay haraan ama ay u aadaan ciyaaraha kala sooca ah.

Wararki u danbeeyay waxaa innoo haya, Maxmuud Mascadde.

Your browser doesn’t support HTML5

CIYAARAHA.m4a