71,000 oo ku dhintay abaartii Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Daraasad cusub oo shalay lagu soo bandhiggay magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in in ka badan 70 kun oo Soomaali ah ay ku dhiinteen abaarihii ka dhacay Soomaaliay intii uy dhaxeysay Janaayo 2022 ilaa bartamihii sannadkii hore.