Dakadda Jabuuti oo soo kordhisay meel lagu dayactiro maraakiibta

Jabuuti Djibouti

Dakadda Jabuuti ayaa leh qeyb lagu dayactiro maraakiibta ganacsiga iyo kuwa millatariga.

Todobaadkan waxaa lagu soo kordhiyay markab guur-guura oo ay saaranyihiin shaqaalo iyo qalabka lagu dayactiro maraakiibta, kaas oo maraakiibta ugu tagi kara xeebaha iyo gunta badda cas maraakiibta u baahan dayactirka deg degga ah.

Mashruucaasi ayaa waxaa iska kaashaday Dowladda Jabuti iyo shirkad laga leeyahay dalka Netherland. Muhiimadda dayactirka maraakiibta Jabuti ayaa waxaa warbixintan ku eegaya, wariyaha VOA-da ee Jabuti, Ramasan Muse Jamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dakadda Jabuuti oo soo kordhisay meel lagu dayactiro maraakiibta