Bulshooyinka laga tiro badan yahay ee Suuriya oo walaacsan

Iyadoo hoggaanka cusub ee Suuriya ee ay majaraha u hayaan Sunniyiinta uu ka shaqeynayo inuu xoojiyo gacan ku haynta guud ahaan maamulka dalkaas, ayaa kooxo badan oo ka mid ah kuwa laga tirada badan yahay ee dalkaas, waxa ay ka baqayaan in aanay talada Syraia waxba ku yeelan ama laga tago.

Weriyaha VOA-da Heather Murdock ayaa qaar ka mid ah dadka Armenian-ka, Druze-ka iyo Alawiyiin-ta kula hadashay magaalooyinka Xalab, Dimishiq iyo Sweida ee Suuriya. Warbixintan ayey soo dirtay waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Bulshooyinka laga tiro badan yahay ee Suuriya oo walaacsan