Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah loo dhaariyo xilka madaxtinimada Mareykanka, isaga oo noqon doona madaxweynihi 47-aad ee soo mara Mareykanka.
Haddaba sida ay xafladda u dhici doonto ayuu Cabdulqadir Samakab ka wareystay, Xashi Shafi oo ka faallooda arrimaha Mareykanka, kuna nool gobolka Minnesota.
Your browser doesn’t support HTML5
Sidee ayay u dhici doontaa xafladda dhaarinta Trump?