Biden oo ka digay in taajriinta ay awood helaan
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo khudbad sagootin ah xalay jeediyay ayaa wuxuu ka digay awoodda ay helayaan koox yar oo taajiriin ah, isagoo sheegay in taasi ay halis ku noqon doonto dimoqraadiyadda Maraykanka.