Yoon Suk Yeol oo ugu dambeyn la soo xiray
Your browser doesn’t support HTML5
Mas’uuliyiinta dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa saaka xabsiga dhigay madaxweynihii xilka laga qaaday Yoon Suk Yeol.Tallaabadani waxay soo afjartay is-mari waagii maalmihii la soo dhaafay ka taagnaa xaaladdiisa.