Turkiga iyo Israel oo isku haya Suuriya

Your browser doesn’t support HTML5

Afgambigii Bashaar Al-Asad ayaa horseeday in Turkiga iyo Israa’iil ay isku wajahayaan Suuriya, halkaas oo labada dal ay ciidamo geeyeen, waxaana hadda falanqeeyayaasha ay ka digayaan xiisad cusub.