Amuuraha Islaamka: Mareykanka oo kaalmada ka jaraya Masar

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Mareykanka oo jaraya qaar ka mid ah kaalmadii maaliyadeed ee uu siin jiray Masar, una weeciyey Lubnaan, sababo lala xiriira walaacyada laga qabo diiwaanka xuquuqda aadanaha Qaahira.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Mareykanka oo kaalmada ka jaraya Masar