Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay weerarkii nin asal ahaan ka soo jeeda Sacuudiga uu ka fuliyey dalka Jarmalka, halkaasi oo ay shan qof ku dhinteen, iyo saameynta uu ku yeelan karo Muslimiinta dalkaas, gaar ahaan Soomaalida.
Waxaa soo jeedinaya Wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub, Cabdixafid Cawil Ismaaciil.