BF oo maanta qaaday tallaabo xaaasi ah
Your browser doesn’t support HTML5
Labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta cod wadajir ah ku ansiyay hindisayaal sharciyeed ooo uu ku shaqeyn doono guddiga KMG oo baarlamaanka ka tirsan oo loo xil saaray diyaarinta xeerarka doorashooyinka. Talaabadan ayaa gogosha u xaari doonta qorshaha doorashaa qof iyo cod.