Xiriirka Erdogan iyo Trump
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa rajaynaya in xiriirka wanaagsan ee uu la leeyahay madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ay ka dhigan tahay in la iska kaashado joojinta colaadaha gobolka, iyo in la soo afjaro taageerada Maraykanka ee gooni u goosadka Kurdiyiinta.