Booliska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa Jimcihii xiray, tobonnaan qof oo lagu eedeynayo inay dhaceen ama xadeen gawaari.
Toronto waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee Canada, marka loo eego magaalooyinka kale, waxeyna kamid yihiin dadka gawaarida laga xaday.
Warbixintan waxaa kasoo direy magaalada Toronta wariyaha VOA Xussein Nuur Xaaji.
Your browser doesn’t support HTML5
WARKA TORONTO.m4a