Xasan Sheekh oo difaacay go’aankiisa
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa difaacay go’aankii ay shalay magaalada Muqdisho ka soo saareen hoggaamiayaasha Golaha Wadatashiga, kuwaasi oo ku heshiiyay in doorashada qof iyo cod ah laga hirgeliyo Soomaaliya.